Buruc New Waa Warbaahin Somaliyeed, Waxana Aasasay Mudane Yaxye Ciise Cadde 20/3/2009 iyada oo aay ujeedada Aasasku aheyd in bulshada Somaliyeed logu soo gubiyo Website-ka Buruc News Arrimaha Bulshada qeybtood iyo Waliba Wararka Xiisaha Badan ee somalida iyaga oo Somali Ah Iyo English labada luuq oo u Website-ku ku baxo intaa badana waxa u soo gudbiya arrimaha somalida
BurucNews waxan jecel nahay inu noqdo Website- aay cid kasta ka heli doonto madama usan aheyn mid u adeega koox Ama Urur Midna Balse yahay Mid u Adeega Shacabka Somaliyeed Meel Kasta oo Aay joogan , Magaca warbaahinta ee Buruc Waa magac degaan ama Tuulo ku taal Gobolka Bari ee Dalka somaliya Halkaas oo aan u dooranay in magaceeda aan hawada ku soo gelino Website-ka
Ugu Dambeyntii Buruc News Waxan u rajeyn inay noqoto Warbaahin soo jiidata Somalida Dhamaan, Insha Allaah waxan rajeyn inay noqon doonto mid dhex dhexad ka ah Siyaasadaha is diidan ee ka socda Somaliya Iyo Waliba Qabyalada, Waxan soo dhoweeyn dhamaan Warbaahinta Somalida gaar ahan kuwa magacyada Somaliga wota iyo kuwa degaanada magacood wota dhamaan madama somalida loga bahan yahay inay magacyadooda baraan dunida balse aysan soo qaadan magacyada dunida
Maamulka Buruc News







